Waxaanu idinkaga mahad celineynaa waqtiga aad kaga qeyb qaadateen buuxinta 35W@94 ee sanadlaha ah: Ka qeybgalka sahanka mashruuca ka taga Faras Magaalada (Downtown) loona socdo Crosstown Ra’yiga aad ka dhiibataan waxaa loo adeegsanayaa inuu siiyo macluumaad shaqaalaha mashruuca, iyo sidoo kale mashaariicda mustaqbalka ee MnDOT.
Click here to take the survey in English.
Esta encuesta está disponible en Español.
Tixraac yar ka hor inta aadan ka qeyb qaadan sahanka: 35W@94 waa 2.5 meyl ee I-35W inta u dhaxeysa wadada 43aad iyo 15aad ee Minneapolis. Arag khariidada hoose si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.