Ku soo dhawoow Sandaqada dhanka Sharciyada! Sida ugu fudud ee aad ku bilaabi karto hawshan waa inaad marka hore daawato fiidyowga gaaban ee hoos ku jira. Waxaad kaloo booqan kartaa Rugta Gargaarka markii aad rabo waxa aadna ka heli kartaa halkaa tilmaamo talaabo-talaabo ah oo ku saabsan sida loo isticmaalo sandaqada haddii aad u baahan tahay.