"Foomkan waxaa loogu talagalay in lagu codsado deeqaha kala duwan ee waxbarashada ee sanadka 2025-2026. Fadlan si buuxda oo sax ah u gudbi macluumaadkaaga shakhsiyeed, Nooca deeqda ah ee aad codsanaysid, Kulliyada, iyo takhasuska intaba . Xog khaldan ama aan dhammaystirnayn waxay sababi kartaa in codsigaaga la diido