Boos Mustaqbalka Bulshadu ay beeran doonaan. Waad ka qayb qaadan kartaa!
  • Boos Mustaqbalka Bulshadu ay beeran doonaan. Waad ka qayb qaadan kartaa!

  •  -
  • Hadii boos lagu siiyo, maxaad kubeeranaysaa?
  • Dhul beerasho oo kale oo aad beeran kartid majiraa?
  • Marabtaa in aad codsatid kamidnoqoshada maamulayaasha beertaha bulshada?
  • Ma akhrisay mana fahantay MPRB qaanuunka beeraha bulshada?
  • Fadlan ogow: Tixgalin gaar ah waxaa lasiinayaa dadka Minneapolis degan oo beeraha xiriir ama ka agdhowaansho ay ku tabcan karaan beer la leh, kowa beeranaya wax ay cunaan, iyo kuwa kale oo meel kale oo ay beertaan heli karin, Dadka codsiga samaysta waxaa lagu qiimaynayaa jawaabahooda.

  • Ikhtiyaar: Waa maxay jinsiyad daadu (dooro kuli inta ay wax kuu galeen)?

  • Ikhtiyaar: Ma jiraa qof qoyskaaga ka tirsan oo u qalma barnaamijyada soo socda: Barnaamijika gargaarka caafimaadka, Barnaamijika gargaarka caafimaadka - TEFRA, Kaalmada Cuntada, Barnaamijika ee maalgashiga qoysaska reer Minnesota, Ka cawinta tamarta, Qadada dugsiga la dhimay ama bilaashaka ah, Barnamijika Head Start, Caawimo dhahkli bulsho oo dheeraad ah?
  • Fadlan ogow: MPRB waxaa ka go'an sameynta barnaamij beeleed bulshada kaasoo xaqiijinaya sinaanta midab ee helitaanka cuntada cusub. Jawaabaha laga bixinayo su'aashan ikhtiyaariga ah ee ku saabsan isirka ayaa loo istcimaali doonaa danta guud, ayada oo loo adeegsanayo cabbiraadda si loo fahmo kala duwanaanshaha codsadayaasha isla markaana ay ka caawiso hubinta kala duwanaanshaha u dhextaaga bannaanka loo xushay.

  • Should be Empty: